Qaamuuska Asalka
khayaano
MagacDhexdhexaad
Macnaha
Dhib si qarsoodi ah cid loogu geysto; dhagar; sir. ld khiyaamo, khiyaano.
Erayo la-mid ah
khayaanCid khayaano ku samayn.khayaanalowQof dhagar badan.khayaanaynld khayaamayn, khiyaamayn, khiyaanayn.khayaaneeCid khayaano ku samayn. ld khayaamee, khiyaamee, khiyaanee.khayaanidld kha-yaamid.khayliGuntiino daliig madow darfaha ku leh oo waagii hore dumarku …khaymad1. Aqal fudud oo kolna la dhiso, kolna la furfuro oo lala gu…khayrWax wanaag ku jira oo dhan.
Erayga Manta
marganWax margaday ahaansho (nafley). ld mergan.
