Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

khaymad

(-do, m.l)
MagacDhexdhexaad

Macnaha

1. Aqal fudud oo kolna la dhiso, kolna la furfuro oo lala guuro. 2. Teendho; taanbuug.

Erayo la-mid ah

khayaanCid khayaano ku samayn.khayaanalowQof dhagar badan.khayaanaynld khayaamayn, khiyaamayn, khiyaanayn.khayaaneeCid khayaano ku samayn. ld khayaamee, khiyaamee, khiyaanee.khayaanidld kha-yaamid.khayaanoDhib si qarsoodi ah cid loogu geysto; dhagar; sir. ld khiyaa…khayliGuntiino daliig madow darfaha ku leh oo waagii hore dumarku …khayrWax wanaag ku jira oo dhan.
Erayga Manta
borobogaandaWar iwm oo la xiriira fidin dicaayad ama xayeesiin arrimo siyaasadeed, dhaqaale, ganacsi iwm.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms