Qaamuuska Asalka
khayaanalow
(-wyo, m.dh)MagacLafdheeri
Macnaha
Qof dhagar badan.
Erayo la-mid ah
khayaanCid khayaano ku samayn.khayaanaynld khayaamayn, khiyaamayn, khiyaanayn.khayaaneeCid khayaano ku samayn. ld khayaamee, khiyaamee, khiyaanee.khayaanidld kha-yaamid.khayaanoDhib si qarsoodi ah cid loogu geysto; dhagar; sir. ld khiyaa…khayliGuntiino daliig madow darfaha ku leh oo waagii hore dumarku …khaymad1. Aqal fudud oo kolna la dhiso, kolna la furfuro oo lala gu…khayrWax wanaag ku jira oo dhan.

