Erayo la-mid ah
keli1. Geed yar oo leh laamo wada buruq-buruq ah oo aroorro leh …keliLidka wadarta (tus.: gabar (keli) gabdho (wadar)); eeg tiro.keliWax aan la wehelin. ld kali.keligillabeNin hawlkar ah oo shaqo kasta ku wanaagsan.keligitaliye(siyaa.) Hoggaamiye waddan ku qabsaday xoog, awoodda xukunka…keligitashe(siyaa.) Hoggaamiye, ama qof kale oo leh awood weyn, oo awoo…keligoodtashadayaaltashadayaal.kelinnimoKeli ahaansho.

