Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

keligitashe

(keligood tashayaal, m.l/dh)
MagacLafdheeri

Macnaha

(siyaa.) Hoggaamiye, ama qof kale oo leh awood weyn, oo awooddiisuna ku isticmaala si xaq daro iyo cadowtinnimo. ld kaligitashade.

Erayo la-mid ah

keli1. Geed yar oo leh laamo wada buruq-buruq ah oo aroorro leh …keliLidka wadarta (tus.: gabar (keli) gabdho (wadar)); eeg tiro.keliWax aan la wehelin. ld kali.keligillabeNin hawlkar ah oo shaqo kasta ku wanaagsan.keligitaliye(siyaa.) Hoggaamiye waddan ku qabsaday xoog, awoodda xukunka…keligoodtashadayaaltashadayaal.kelinnimoKeli ahaansho.kelitalis(siyaa.) Waddan dawladdiisu uu haysto qof keliya lehna awood…
Erayga Manta
baanise1. ld baaniso. Hadal ama dood qoran ama aan qornayn oo meel madal ah laga yiraahdo; khudbo. 2. ld ba…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms