Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

keligitaliye

(keligood taliyayaal, m.l/dh)
MagacLafdheeri

Macnaha

(siyaa.) Hoggaamiye waddan ku qabsaday xoog, awoodda xukunkana ku haysta si kelinnimo ah, tashi la'aan. ld kaligitaliye.

Erayo la-mid ah

keli1. Geed yar oo leh laamo wada buruq-buruq ah oo aroorro leh …keliLidka wadarta (tus.: gabar (keli) gabdho (wadar)); eeg tiro.keliWax aan la wehelin. ld kali.keligillabeNin hawlkar ah oo shaqo kasta ku wanaagsan.keligitashe(siyaa.) Hoggaamiye, ama qof kale oo leh awood weyn, oo awoo…keligoodtashadayaaltashadayaal.kelinnimoKeli ahaansho.kelitalis(siyaa.) Waddan dawladdiisu uu haysto qof keliya lehna awood…
Erayga Manta
marganWax margaday ahaansho (nafley). ld mergan.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms