Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

keli

(-iyo, m.dh)
MagacLafdheeri

Macnaha

1. Geed yar oo leh laamo wada buruq-buruq ah oo aroorro leh oo dhirta daawada ka mid ah. 2. Oo k. ah: mid ah, aan la wehelin. 3. ld kelli¹.

Erayo la-mid ah

keligillabeNin hawlkar ah oo shaqo kasta ku wanaagsan.keligitaliye(siyaa.) Hoggaamiye waddan ku qabsaday xoog, awoodda xukunka…keligitashe(siyaa.) Hoggaamiye, ama qof kale oo leh awood weyn, oo awoo…keligoodtashadayaaltashadayaal.kelinnimoKeli ahaansho.kelitalis(siyaa.) Waddan dawladdiisu uu haysto qof keliya lehna awood…keliyas. Aan wax wehlin; uun.keliyeysashold keliyeysad.
Erayga Manta
mudnaanld mudnaansho.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms