Qaamuuska Asalka
keeno
(-ooyin, m.l)MagacDhexdhexaad
Macnaha
Siriq hoggaanka loo yeelo oo geela inta gafuurka loo suro lagu wado.
Erayo la-mid ah
keenMagacuyaal layeele ee tilmaamaya qofka koowaad ee wadarta ah…keen1. Wax meel durugsan yaal meel dhow u soo qaadid. 2. Cid wax…keeneeAwr keeno gelin.keenidld keenis.keennaMagacuyaal lahaansho oo lab oo tilmaamaya wax innagu (qofka …keennaDibkabe lahaansho oo tilmaamaya wax innagu (qofka koowaad ee…keensashold keensad.keretinniismkeensoWax meel durugsan ka qaadasho.

