Qaamuuska Asalka
keenee
(-neeyay, -naysay)Falg2
Macnaha
Awr keeno gelin.
Erayo la-mid ah
keenMagacuyaal layeele ee tilmaamaya qofka koowaad ee wadarta ah…keen1. Wax meel durugsan yaal meel dhow u soo qaadid. 2. Cid wax…keenidld keenis.keennaMagacuyaal lahaansho oo lab oo tilmaamaya wax innagu (qofka …keennaDibkabe lahaansho oo tilmaamaya wax innagu (qofka koowaad ee…keenoSiriq hoggaanka loo yeelo oo geela inta gafuurka loo suro la…keensashold keensad.keretinniismkeensoWax meel durugsan ka qaadasho.
Erayga Manta
mudnaanld mudnaansho.
