Qaamuuska Asalka
keenna
(kuweenna, w)MagaclhLafdheeri
Macnaha
Magacuyaal lahaansho oo lab oo tilmaamaya wax innagu (qofka koowaad ee wadarta ah oo kuwa lala hadlayo ay ku jiraan) aynu leennahay. Tus. “Gurigiisa keenna ayaa ka dhow”.
Erayo la-mid ah
keenMagacuyaal layeele ee tilmaamaya qofka koowaad ee wadarta ah…keen1. Wax meel durugsan yaal meel dhow u soo qaadid. 2. Cid wax…keeneeAwr keeno gelin.keenidld keenis.keenoSiriq hoggaanka loo yeelo oo geela inta gafuurka loo suro la…keensashold keensad.keretinniismkeensoWax meel durugsan ka qaadasho.

