Qaamuuska Asalka
keen
Magacdhmly
Macnaha
Magacuyaal layeele ee tilmaamaya qofka koowaad ee wadarta ah oo kuwa lala hadlayaa ay ku jiraan. Tus. “Cali baa isugu keen yeeray”.
Erayo la-mid ah
keeneeAwr keeno gelin.keenidld keenis.keennaMagacuyaal lahaansho oo lab oo tilmaamaya wax innagu (qofka …keennaDibkabe lahaansho oo tilmaamaya wax innagu (qofka koowaad ee…keenoSiriq hoggaanka loo yeelo oo geela inta gafuurka loo suro la…keensashold keensad.keretinniismkeensoWax meel durugsan ka qaadasho.

