Qaamuuska Asalka
kayn-maanguruuf
(-fyo, m.dh)MagacLafdheeri
Macnaha
(juqr.) Dhul qoyan oo biyo fedhiyaan oo badanaa ay buuxiyeen kayn maanguruuf ah, kan maanguruuftu badanaa waxay ku dhacdaa dhul xeebeedka hoose ee gobollada kulaalayda, waxayna ugu sii badantahay agagaaraha webiga afkiisa.
Erayo la-mid ah
kayn(juqr.) Eray lagu magacaabo dhul aan beernayn oo ay ka baxaa…kayn1. Nasiibdarro, ayaandarro, cawaxumo. 2. (-ymo, m.l) Meel dh…kayn-badhaale(juqr.) Kaymaha cagaar-ma-dhigeyaasha ah ee ka baxa dhulalka…kayn-mansuun(juqr.) Nooc kaymaha kulaalayda oo astaan u ah gobollada hel…kayn-tiridGoynta dhirta iyo bannaynta kaynta.kaynaanGeeddi dheer oo aan nasasho badan lahayn guurid.kaynaanGeeddi meel fog loo guuro oo aan nasasho badan lahayn.kaynaani/mg2 (-iyay, -isay) 1. (f.g) Geeddi dheer oo aan nasasho lah…

