Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

kayn

(-ymo, m.l)
MagacDhexdhexaad

Macnaha

1. Nasiibdarro, ayaandarro, cawaxumo. 2. (-ymo, m.l) Meel dhir badan; hawd; jiq; toon.

Erayo la-mid ah

kayn-badhaale(juqr.) Kaymaha cagaar-ma-dhigeyaasha ah ee ka baxa dhulalka…kayn-maanguruuf(juqr.) Dhul qoyan oo biyo fedhiyaan oo badanaa ay buuxiyeen…kayn-mansuun(juqr.) Nooc kaymaha kulaalayda oo astaan u ah gobollada hel…kayn-tiridGoynta dhirta iyo bannaynta kaynta.kaynaanGeeddi dheer oo aan nasasho badan lahayn guurid.kaynaanGeeddi meel fog loo guuro oo aan nasasho badan lahayn.kaynaani/mg2 (-iyay, -isay) 1. (f.g) Geeddi dheer oo aan nasasho lah…kaynroobaadKolka roob da'ayo ee ifka qorraxda iyo dhibicda roobku isqab…
Erayga Manta
borobogaandaWar iwm oo la xiriira fidin dicaayad ama xayeesiin arrimo siyaasadeed, dhaqaale, ganacsi iwm.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms