Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

kayn-badhaale

(-layaal, m.l/dh)
MagacLafdheeri

Macnaha

(juqr.) Kaymaha cagaar-ma-dhigeyaasha ah ee ka baxa dhulalka badhaalaha, halkaas oo roobku uu culusyahay, Xilli oomane ahna usan jirin; meelaha qaarkood kaymahaani waxay ku sii fidsanyihiin dhulalka mansuunta dhabta ah.

Erayo la-mid ah

kayn(juqr.) Eray lagu magacaabo dhul aan beernayn oo ay ka baxaa…kayn1. Nasiibdarro, ayaandarro, cawaxumo. 2. (-ymo, m.l) Meel dh…kayn-maanguruuf(juqr.) Dhul qoyan oo biyo fedhiyaan oo badanaa ay buuxiyeen…kayn-mansuun(juqr.) Nooc kaymaha kulaalayda oo astaan u ah gobollada hel…kayn-tiridGoynta dhirta iyo bannaynta kaynta.kaynaanGeeddi dheer oo aan nasasho badan lahayn guurid.kaynaanGeeddi meel fog loo guuro oo aan nasasho badan lahayn.kaynaani/mg2 (-iyay, -isay) 1. (f.g) Geeddi dheer oo aan nasasho lah…
Erayga Manta
baanise1. ld baaniso. Hadal ama dood qoran ama aan qornayn oo meel madal ah laga yiraahdo; khudbo. 2. ld ba…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms