Qaamuuska Asalka
kawaaweysan
(-snaa, -snayd)Falmg4
Macnaha
Wax kawaawe lagu simay ahaansho (beer).
Erayo la-mid ah
kawaamidld ka-waanid.kawaan1. Meel ama dukaan hilibka lagu iibiyo ama lagu gado. 2. Mee…kawaan2Neef si hilibkiisa loo cuno qalid.kawaanleQof mehe- raddiisu tahay inuu hilibka ka ganacsado.kawaanleyWadar kawaanle.kawaanoNeef xoola ah ganacsi ahaan qalasho.kawaaweQalabka beeraha nooc ka mid ah oo ka kooban bir af ballaaran…kawaaweeBeer kawaawe ku simid.
Erayga Manta
marganWax margaday ahaansho (nafley). ld mergan.
