Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

kawaan

(-nno, m.dh)
MagacLafdheeri

Macnaha

1. Meel ama dukaan hilibka lagu iibiyo ama lagu gado. 2. Meesha xoolaha lagu qalo.

Erayo la-mid ah

kawaamidld ka-waanid.kawaan2Neef si hilibkiisa loo cuno qalid.kawaanleQof mehe- raddiisu tahay inuu hilibka ka ganacsado.kawaanleyWadar kawaanle.kawaanoNeef xoola ah ganacsi ahaan qalasho.kawaaweQalabka beeraha nooc ka mid ah oo ka kooban bir af ballaaran…kawaaweeBeer kawaawe ku simid.kawaaweynld kawaaweys.
Erayga Manta
marganWax margaday ahaansho (nafley). ld mergan.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms