Qaamuuska Asalka
kawaan2
(-aamay, -aantay; -aami/-aani)Falg1
Macnaha
Neef si hilibkiisa loo cuno qalid.
Erayo la-mid ah
kawaamidld ka-waanid.kawaan1. Meel ama dukaan hilibka lagu iibiyo ama lagu gado. 2. Mee…kawaanleQof mehe- raddiisu tahay inuu hilibka ka ganacsado.kawaanleyWadar kawaanle.kawaanoNeef xoola ah ganacsi ahaan qalasho.kawaaweQalabka beeraha nooc ka mid ah oo ka kooban bir af ballaaran…kawaaweeBeer kawaawe ku simid.kawaaweynld kawaaweys.

