Qaamuuska Asalka
kawaawee
(-weeyay, -weysay)Falg2
Macnaha
Beer kawaawe ku simid.
Erayo la-mid ah
kawaamidld ka-waanid.kawaan1. Meel ama dukaan hilibka lagu iibiyo ama lagu gado. 2. Mee…kawaan2Neef si hilibkiisa loo cuno qalid.kawaanleQof mehe- raddiisu tahay inuu hilibka ka ganacsado.kawaanleyWadar kawaanle.kawaanoNeef xoola ah ganacsi ahaan qalasho.kawaaweQalabka beeraha nooc ka mid ah oo ka kooban bir af ballaaran…kawaaweynld kawaaweys.
Erayga Manta
mudnaanld mudnaansho.
