Qaamuuska Asalka
kashkaasho
(-shtay, -shatay)Falg3
Macnaha
Aqal kashkaash ku goglasho.
Erayo la-mid ah
kashif1. K. ah: meel aan asturneyn. 2. Fadeexad. 3. ld kashifid.kashif1. Wax la qariyey sheegid. 2. Cid fadeexo ku sameyn.kashifan1. Wax qarsoonaa oo la sheegay noqosho. 2. Wax la ceebeeyey …kashifan1. Wax qarsoonaa oo la sheegay ahaansho. 2. Wax la ceebeeyey…kashifidld kashif¹ (3), kashifaad.kashifnaanld kashif- naansho.kashifnaansho/dh ld kashifnaan.kashiishoBadar la shiiday oo la karshey oo lagu cuno sanuunad ama caa…

