Qaamuuska Asalka
kashif
MagacLafdheeri
Macnaha
1. K. ah: meel aan asturneyn. 2. Fadeexad. 3. ld kashifid.
Erayo la-mid ah
kashifan1. Wax qarsoonaa oo la sheegay noqosho. 2. Wax la ceebeeyey …kashifan1. Wax qarsoonaa oo la sheegay ahaansho. 2. Wax la ceebeeyey…kashifidld kashif¹ (3), kashifaad.kashifnaanld kashif- naansho.kashifnaansho/dh ld kashifnaan.kashiishoBadar la shiiday oo la karshey oo lagu cuno sanuunad ama caa…kashiitoNafley caws ku nool ah oo leh qodxo dhaadheer oo midabbo cad…kashkaashCaws nagaar iwm oo aqallada lagu goglo, si reyska gogosha lo…

