Qaamuuska Asalka
kashifan
(-fmay, -fantay; -fmi)Falmg1
Macnaha
1. Wax qarsoonaa oo la sheegay noqosho. 2. Wax la ceebeeyey noqosho.
Erayo la-mid ah
kashif1. K. ah: meel aan asturneyn. 2. Fadeexad. 3. ld kashifid.kashif1. Wax la qariyey sheegid. 2. Cid fadeexo ku sameyn.kashifidld kashif¹ (3), kashifaad.kashifnaanld kashif- naansho.kashifnaansho/dh ld kashifnaan.kashiishoBadar la shiiday oo la karshey oo lagu cuno sanuunad ama caa…kashiitoNafley caws ku nool ah oo leh qodxo dhaadheer oo midabbo cad…kashkaashCaws nagaar iwm oo aqallada lagu goglo, si reyska gogosha lo…

