Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

kashiisho

MagacDhexdhexaad

Macnaha

Badar la shiiday oo la karshey oo lagu cuno sanuunad ama caano; soor. ld gashiisho.

Erayo la-mid ah

kashif1. K. ah: meel aan asturneyn. 2. Fadeexad. 3. ld kashifid.kashif1. Wax la qariyey sheegid. 2. Cid fadeexo ku sameyn.kashifan1. Wax qarsoonaa oo la sheegay noqosho. 2. Wax la ceebeeyey …kashifan1. Wax qarsoonaa oo la sheegay ahaansho. 2. Wax la ceebeeyey…kashifidld kashif¹ (3), kashifaad.kashifnaanld kashif- naansho.kashifnaansho/dh ld kashifnaan.kashiitoNafley caws ku nool ah oo leh qodxo dhaadheer oo midabbo cad…
Erayga Manta
mudnaanld mudnaansho.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms