Qaamuuska Asalka
kalli
(c.nafl.)MagacLafdheeri
Macnaha
Dhisme ka kooban dhuumo kuwaas oo gudbiya dareerayaasha. Dhinaca dhirta dareerayaashu waa biyo, milanno ka samaysan cusbooyin aan orgaanik ahayn ama milanno cunto ah. Dhinaca xayawaanka dareerayaashu inta badan waa dhiig, ama dhiig iyo limf dhinaca lafdhabarleyda.
Erayo la-mid ah
kallahKa tegidda aroor hore, meel laga tago; jarmaad. ld kallahaad…kallahAroorta hore meel ka tegid.kallahidld kallihid.kallahsanWax aroor hore soconaya ahaansho.kallahsanaanld kallahsanaansho.kallahsanaansho/dh ld kallahsanaan.kalleetiKu k.: kaadi ama wax la mid ah, oo si ganid ah, u sii dayn.kalleeti1.Gantaal xoog leh oo kaadi ama biyo oo meel durugsan gaara.…
Erayga Manta
mudnaanld mudnaansho.
