Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

kallah

MagacLafdheeri

Macnaha

Ka tegidda aroor hore, meel laga tago; jarmaad. ld kallahaad, kallaho.

Erayo la-mid ah

kallahidld kallihid.kallahsanWax aroor hore soconaya ahaansho.kallahsanaanld kallahsanaansho.kallahsanaansho/dh ld kallahsanaan.kalleeti1.Gantaal xoog leh oo kaadi ama biyo oo meel durugsan gaara.…kalleetiKu k.: kaadi ama wax la mid ah, oo si ganid ah, u sii dayn.kalliDhisme ka kooban dhuumo kuwaas oo gudbiya dareerayaasha. Dhi…kallifWax fulintoodu ay dhib tahay.
Erayga Manta
badidhace1. Waxa uu sheegaa laba dhinac ee geesole oo wadaaga gees.2. Waxa uu sheegaa laba xaglood oo wadaaga…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms