Qaamuuska Asalka
kallahsan
(-naa, -nayd)Falmg4
Macnaha
Wax aroor hore soconaya ahaansho.
Erayo la-mid ah
kallahKa tegidda aroor hore, meel laga tago; jarmaad. ld kallahaad…kallahAroorta hore meel ka tegid.kallahidld kallihid.kallahsanaanld kallahsanaansho.kallahsanaansho/dh ld kallahsanaan.kalleeti1.Gantaal xoog leh oo kaadi ama biyo oo meel durugsan gaara.…kalleetiKu k.: kaadi ama wax la mid ah, oo si ganid ah, u sii dayn.kalliDhisme ka kooban dhuumo kuwaas oo gudbiya dareerayaasha. Dhi…

