Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

kalleeti

MagacDhexdhexaad

Macnaha

1.Gantaal xoog leh oo kaadi ama biyo oo meel durugsan gaara. 2. Istaagga oo lagu kaadsho. ld talleeji, tallooji.

Erayo la-mid ah

kallahKa tegidda aroor hore, meel laga tago; jarmaad. ld kallahaad…kallahAroorta hore meel ka tegid.kallahidld kallihid.kallahsanWax aroor hore soconaya ahaansho.kallahsanaanld kallahsanaansho.kallahsanaansho/dh ld kallahsanaan.kalliDhisme ka kooban dhuumo kuwaas oo gudbiya dareerayaasha. Dhi…kallifWax fulintoodu ay dhib tahay.
Erayga Manta
mutuxan1. Qof keli ah oo cidi wehelin ahaansho. 2. Hadal aan asluub iyo xishood lahayn ahaansho. 3. Qof qaa…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms