Erayo la-mid ah
kalkaalGargaar; kaalmo; taageero; waxtar.kalkaalCid taageero u fidin ama wax tarid.kalkaalisoQof dumar ah oo loo tababbaray inay kaalmeyso dhakhtarrada.kalkaaliyeNin loo tababbaray inuu kaalmeeyo dhakhtarrada.kalkaggeeddiK. ah: qof socdaal raba hiyikaca ku dhaca.kalkoonMiro yicibeed oo dhilan.kalkooshSuun ballaaran oo xersi ka lusha oo dhallinta shirta ciyaart…kalkulasLaan ka mid ah xisaabta oo lagu barto xigidda iyo abyinaynta…

