Qaamuuska Asalka
kalkulas
(xis.)MagacDhexdhexaad
Macnaha
Laan ka mid ah xisaabta oo lagu barto xigidda iyo abyinaynta fansaarada iyo mawaadiicda la xiriira. Waxaana loo qaybiyaa kalkulas abyineed iyo kalkulas xigsinayd.
Erayo la-mid ah
kalkaalGargaar; kaalmo; taageero; waxtar.kalkaalCid taageero u fidin ama wax tarid.kalkaalisoQof dumar ah oo loo tababbaray inay kaalmeyso dhakhtarrada.kalkaaliyeNin loo tababbaray inuu kaalmeeyo dhakhtarrada.kalkaggeeddiK. ah: qof socdaal raba hiyikaca ku dhaca.kalkoonMiro yicibeed oo dhilan.kalkooshSuun ballaaran oo xersi ka lusha oo dhallinta shirta ciyaart…kalkulas-abyineedQayb ka mid ah kalkulaska ee lagu barto abyinaynta iyo adeeg…
Erayga Manta
mudnaanld mudnaansho.
