Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

kalkoosh

MagacLafdheeri

Macnaha

Suun ballaaran oo xersi ka lusha oo dhallinta shirta ciyaartaa qoorta ku xirtaan.

Erayo la-mid ah

kalkaalGargaar; kaalmo; taageero; waxtar.kalkaalCid taageero u fidin ama wax tarid.kalkaalisoQof dumar ah oo loo tababbaray inay kaalmeyso dhakhtarrada.kalkaaliyeNin loo tababbaray inuu kaalmeeyo dhakhtarrada.kalkaggeeddiK. ah: qof socdaal raba hiyikaca ku dhaca.kalkoonMiro yicibeed oo dhilan.kalkulasLaan ka mid ah xisaabta oo lagu barto xigidda iyo abyinaynta…kalkulas-abyineedQayb ka mid ah kalkulaska ee lagu barto abyinaynta iyo adeeg…
Erayga Manta
daacufTimo ama dhogor dheer, si xun u baxay ama aan la habeyn.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms