Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

kalkaaliso

(-ooyin, m.l)
MagacDhexdhexaad

Macnaha

Qof dumar ah oo loo tababbaray inay kaalmeyso dhakhtarrada.

Erayo la-mid ah

kalkaalGargaar; kaalmo; taageero; waxtar.kalkaalCid taageero u fidin ama wax tarid.kalkaaliyeNin loo tababbaray inuu kaalmeeyo dhakhtarrada.kalkaggeeddiK. ah: qof socdaal raba hiyikaca ku dhaca.kalkoonMiro yicibeed oo dhilan.kalkooshSuun ballaaran oo xersi ka lusha oo dhallinta shirta ciyaart…kalkulasLaan ka mid ah xisaabta oo lagu barto xigidda iyo abyinaynta…kalkulas-abyineedQayb ka mid ah kalkulaska ee lagu barto abyinaynta iyo adeeg…
Erayga Manta
mutuxan1. Qof keli ah oo cidi wehelin ahaansho. 2. Hadal aan asluub iyo xishood lahayn ahaansho. 3. Qof qaa…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms