Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

kadalloobso

(-saday, -satay)
Falmg3

Macnaha

Si kadalloob ah u fadhiisasho.

Erayo la-mid ah

kadaalliJiif, fadhi, joog iyo socod diidid xasilooni la'aan awgeed.kadaalliJiif, fadhi, joog iyo socod diidid xasillooni la'aan awgeed.kadabCalaf Eebbe kuu qoray; risiq.kadabshiirNaasleyda nooc ka mid ah oo dabaggaallaha u eg kase madow, k…kadafBahal dhirxagata ka mid ah oo dabaggaallaha u eg.kadalanJirriqaa; warriiq.kadalloobFadhi aan salka dhulka lagu hayn fadhiyid.kadalloob1. Fadhi aan salka dhulka lagu hayn oo cagaha keliya lagu fa…
Erayga Manta
borobogaandaWar iwm oo la xiriira fidin dicaayad ama xayeesiin arrimo siyaasadeed, dhaqaale, ganacsi iwm.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms