Qaamuuska Asalka
kadabshiir
MagacLafdheeri
Macnaha
Naasleyda nooc ka mid ah oo dabaggaallaha u eg kase madow, koox-kooxna u socda oo dudumooyinka gala. ld kadafjiir, kadafshiir.
Erayo la-mid ah
kadaalliJiif, fadhi, joog iyo socod diidid xasilooni la'aan awgeed.kadaalliJiif, fadhi, joog iyo socod diidid xasillooni la'aan awgeed.kadabCalaf Eebbe kuu qoray; risiq.kadafBahal dhirxagata ka mid ah oo dabaggaallaha u eg.kadalanJirriqaa; warriiq.kadalloobFadhi aan salka dhulka lagu hayn fadhiyid.kadalloob1. Fadhi aan salka dhulka lagu hayn oo cagaha keliya lagu fa…kadalloobiKadalloob u fariisin.

