Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

kadalan

MagacLafdheeri

Macnaha

Jirriqaa; warriiq.

Erayo la-mid ah

kadaalliJiif, fadhi, joog iyo socod diidid xasilooni la'aan awgeed.kadaalliJiif, fadhi, joog iyo socod diidid xasillooni la'aan awgeed.kadabCalaf Eebbe kuu qoray; risiq.kadabshiirNaasleyda nooc ka mid ah oo dabaggaallaha u eg kase madow, k…kadafBahal dhirxagata ka mid ah oo dabaggaallaha u eg.kadalloobFadhi aan salka dhulka lagu hayn fadhiyid.kadalloob1. Fadhi aan salka dhulka lagu hayn oo cagaha keliya lagu fa…kadalloobiKadalloob u fariisin.
Erayga Manta
rogaalTirada hal oo loo qaybiyey tiro ama tibaax kale. Tussale ahaan, rogaalka 2 waa 1/2; rogaalka x2 + 1 …

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms