Qaamuuska Asalka
kadaalli
MagacLafdheeri
Macnaha
Jiif, fadhi, joog iyo socod diidid xasillooni la'aan awgeed.
Erayo la-mid ah
kadabCalaf Eebbe kuu qoray; risiq.kadabshiirNaasleyda nooc ka mid ah oo dabaggaallaha u eg kase madow, k…kadafBahal dhirxagata ka mid ah oo dabaggaallaha u eg.kadalanJirriqaa; warriiq.kadalloob1. Fadhi aan salka dhulka lagu hayn oo cagaha keliya lagu fa…kadalloobFadhi aan salka dhulka lagu hayn fadhiyid.kadalloobiKadalloob u fariisin.kadalloobidld kadalloob¹ (2).
Erayga Manta
mudnaanld mudnaansho.
