Qaamuuska Asalka
jirrid-maskaxeed
(-dyo, m.dh)MagacLafdheeri
Macnaha
(daaw.) Qaybta maskaxda ee ka kooban maskax dambeed, maskax dhexaad iyo boonas. Waxay u egtahay kuna xidhiidhsantahay xangullaha. Maskax dhexaadku waxay xukuntaa isuna keenta falnaqyada, sida neefsashada kuwaas oo ka yimaada xarumaha sare ee maskaxda iyaga oo sii mara marinno dareenwade oo wada shaqeeya.
Erayo la-mid ah
jirraaqJ. ah: qof sakaraad ah oo naftu dhibayso.jirraaqQof sakaraad ah oo naftu dhibayso noqosho.jirraaqidld jirraaqis.jirraaqoNooc ka mid ah quraanyada waaweyn, madmadow, madax- yo waawe…jirrab1. Dhibaato badan. 2. J. ah: meel maritaankeedu dhib yahay. …jirrab1. Cid dhibaato gaarsiin. 2. Ku j.: cid wax ku qasbid. 3. Wa…jirrabaadDhibaato weyn.jirrabanWax jirrab la mariyey noqosho.

