Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

jirrab

MagacLafdheeri

Macnaha

1. Dhibaato badan. 2. J. ah: meel maritaankeedu dhib yahay. 3. J. ah: qof dhiblow ah. 4. Tijaabo. 5. ld jirrabid.

Erayo la-mid ah

jirraaqJ. ah: qof sakaraad ah oo naftu dhibayso.jirraaqQof sakaraad ah oo naftu dhibayso noqosho.jirraaqidld jirraaqis.jirraaqoNooc ka mid ah quraanyada waaweyn, madmadow, madax- yo waawe…jirrabaadDhibaato weyn.jirrabanWax jirrab la mariyey noqosho.jirrabanWax jirrab la mariyey ahaansho.jirrabidld jirrab¹ (5).
Erayga Manta
daacufTimo ama dhogor dheer, si xun u baxay ama aan la habeyn.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms