Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

jirraaqo

(c.nafl)
MagacDhexdhexaad

Macnaha

Nooc ka mid ah quraanyada waaweyn, madmadow, madax- yo waaweyn oo raxanraxan u socota; buu-lallo.

Erayo la-mid ah

jirraaqJ. ah: qof sakaraad ah oo naftu dhibayso.jirraaqQof sakaraad ah oo naftu dhibayso noqosho.jirraaqidld jirraaqis.jirrab1. Dhibaato badan. 2. J. ah: meel maritaankeedu dhib yahay. …jirrab1. Cid dhibaato gaarsiin. 2. Ku j.: cid wax ku qasbid. 3. Wa…jirrabaadDhibaato weyn.jirrabanWax jirrab la mariyey noqosho.jirrabanWax jirrab la mariyey ahaansho.
Erayga Manta
baanise1. ld baaniso. Hadal ama dood qoran ama aan qornayn oo meel madal ah laga yiraahdo; khudbo. 2. ld ba…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms