Qaamuuska Asalka
jirraban
(-bmay, -bantay; -bmi)Falmg1
Macnaha
Wax jirrab la mariyey noqosho.
Erayo la-mid ah
jirraaqJ. ah: qof sakaraad ah oo naftu dhibayso.jirraaqQof sakaraad ah oo naftu dhibayso noqosho.jirraaqidld jirraaqis.jirraaqoNooc ka mid ah quraanyada waaweyn, madmadow, madax- yo waawe…jirrab1. Dhibaato badan. 2. J. ah: meel maritaankeedu dhib yahay. …jirrab1. Cid dhibaato gaarsiin. 2. Ku j.: cid wax ku qasbid. 3. Wa…jirrabaadDhibaato weyn.jirrabidld jirrab¹ (5).

