Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

jimiimic

MagacLafdheeri

Macnaha

1. Cod geelu sameeyo marka uu diyaarka u yahay in laliso. 2. Rabitaan oo doonis jacayl ku jiro.

Erayo la-mid ah

jimic1. Naxariis; kaalmo; turaal; jixinjix. 2. Sidkiisa dhammaad …jimicdarroJimci la'aan; naxariisdarro.jimicsashold jimicsad, jimicsi.jimicsi1. Oogo daashay ama curuqday oo la kala bixbixiyo. 2. Hab ga…jimicsoJimicsi samayn.jimirricNaxariis; turaal; jimiimic.jimirricU j.: cid naxariis iyo turaal u gelid.
Erayga Manta
baanise1. ld baaniso. Hadal ama dood qoran ama aan qornayn oo meel madal ah laga yiraahdo; khudbo. 2. ld ba…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms