Qaamuuska Asalka
jimicso
(-saday, -satay)Falmg3
Macnaha
Jimicsi samayn.
Erayo la-mid ah
jimic1. Naxariis; kaalmo; turaal; jixinjix. 2. Sidkiisa dhammaad …jimicdarroJimci la'aan; naxariisdarro.jimicsashold jimicsad, jimicsi.jimicsi1. Oogo daashay ama curuqday oo la kala bixbixiyo. 2. Hab ga…jimiimic1. Cod geelu sameeyo marka uu diyaarka u yahay in laliso. 2.…jimiimic1. Geel jimiimic samayn. 2. Wax jacayl loo qabo samayntooda …jimirricNaxariis; turaal; jimiimic.jimirricU j.: cid naxariis iyo turaal u gelid.

