Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

jimicsi

MagacLafdheeri

Macnaha

1. Oogo daashay ama curuqday oo la kala bixbixiyo. 2. Hab gaar ah oo loogu talaggalay in oogada, siiba muruqyada, lagu dhiso oo lagu adkeeyo.

Erayo la-mid ah

jimic1. Naxariis; kaalmo; turaal; jixinjix. 2. Sidkiisa dhammaad …jimicdarroJimci la'aan; naxariisdarro.jimicsashold jimicsad, jimicsi.jimicsoJimicsi samayn.jimiimic1. Cod geelu sameeyo marka uu diyaarka u yahay in laliso. 2.…jimiimic1. Geel jimiimic samayn. 2. Wax jacayl loo qabo samayntooda …jimirricNaxariis; turaal; jimiimic.jimirricU j.: cid naxariis iyo turaal u gelid.
Erayga Manta
mutuxan1. Qof keli ah oo cidi wehelin ahaansho. 2. Hadal aan asluub iyo xishood lahayn ahaansho. 3. Qof qaa…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms