Qaamuuska Asalka
jimic
MagacLafdheeri
Macnaha
1. Naxariis; kaalmo; turaal; jixinjix. 2. Sidkiisa dhammaad ku dhowyahay (xoolo); habaasiyey.
Erayo la-mid ah
jimicdarroJimci la'aan; naxariisdarro.jimicsashold jimicsad, jimicsi.jimicsi1. Oogo daashay ama curuqday oo la kala bixbixiyo. 2. Hab ga…jimicsoJimicsi samayn.jimiimic1. Cod geelu sameeyo marka uu diyaarka u yahay in laliso. 2.…jimiimic1. Geel jimiimic samayn. 2. Wax jacayl loo qabo samayntooda …jimirricNaxariis; turaal; jimiimic.jimirricU j.: cid naxariis iyo turaal u gelid.
Erayga Manta
mudnaanld mudnaansho.
