Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

jilicso

(-saday, -satay)
Falg3

Macnaha

Wax jileec ka dhigasho. ld jilciso.

Erayo la-mid ah

jilibDhul yar, bannaan oo degaan ku habboon.jilib1. (-lbo, m.l) Meesha shanshada iyo bawdada dadku iska galaa…jilibdhig1. Caabbinta cadaw si adag la isga caabbiyo. 2. ld jilibdhig…jilibdhigU j.: cadaw si adag u caabbiyid.jilibdhigidld jilibdhig¹ (2).jilibdhigoU j.: arrin si deggan uga baaraanndegid.jiliblaab1. Fariisinta hal, in rati abaahiyo loo faariisiyo. 2. Nasas…jilibxir1. Hab geela xarig bowdada iyo cududda la isaga xiro si uusa…
Erayga Manta
daacufTimo ama dhogor dheer, si xun u baxay ama aan la habeyn.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms