Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

jiliblaab

MagacLafdheeri

Macnaha

1. Fariisinta hal, in rati abaahiyo loo faariisiyo. 2. Nasasho yar oo lagu daalgooyo.

Erayo la-mid ah

jilibDhul yar, bannaan oo degaan ku habboon.jilib1. (-lbo, m.l) Meesha shanshada iyo bawdada dadku iska galaa…jilibdhig1. Caabbinta cadaw si adag la isga caabbiyo. 2. ld jilibdhig…jilibdhigU j.: cadaw si adag u caabbiyid.jilibdhigidld jilibdhig¹ (2).jilibdhigoU j.: arrin si deggan uga baaraanndegid.jilibxir1. Xoolo ama carruur dhuntay si aysan u fogaan duco u akhrin…jilibxir1. Hab geela xarig bowdada iyo cududda la isaga xiro si uusa…
Erayga Manta
mutuxan1. Qof keli ah oo cidi wehelin ahaansho. 2. Hadal aan asluub iyo xishood lahayn ahaansho. 3. Qof qaa…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms