Qaamuuska Asalka
jilibxir
MagacLafdheeri
Macnaha
1. Hab geela xarig bowdada iyo cududda la isaga xiro si uusan u baxsan ama meel fog u aadin. 2. Duco loo akhriyo xoolo ama carruur dhuntay, si aysan meel fog u aadin. 3. Hanti la siiyo cid hawl loo dirsaday. 4. Xoolo in caano laga maalo awgood guriga loogu ilaaliyo. 5. ld jilibixirid.
Erayo la-mid ah
jilibDhul yar, bannaan oo degaan ku habboon.jilib1. (-lbo, m.l) Meesha shanshada iyo bawdada dadku iska galaa…jilibdhig1. Caabbinta cadaw si adag la isga caabbiyo. 2. ld jilibdhig…jilibdhigU j.: cadaw si adag u caabbiyid.jilibdhigidld jilibdhig¹ (2).jilibdhigoU j.: arrin si deggan uga baaraanndegid.jiliblaab1. Fariisinta hal, in rati abaahiyo loo faariisiyo. 2. Nasas…jilibxiran1. Geel wax dhudhunka la isga xirey ahaansho. 2. Xoolo iyo i…

