Qaamuuska Asalka
jilib
MagacLafdheeri
Macnaha
1. (-lbo, m.l) Meesha shanshada iyo bawdada dadku iska galaan. 2. Buur yar. 3. (- byo, m.dh) Qayb ka mid ah qolooyin wada dhashay. 4. (-byo, m.dh) Bir yar oo caarad godan leh oo kalluunka lagu dabo; maqaalin. 5. J. u dhig: qof ama wax iska daaficid. 6. Jilbaha u dhig: qof ama wax iska dhicin.
Erayo la-mid ah
jilibdhigU j.: cadaw si adag u caabbiyid.jilibdhig1. Caabbinta cadaw si adag la isga caabbiyo. 2. ld jilibdhig…jilibdhigidld jilibdhig¹ (2).jilibdhigoU j.: arrin si deggan uga baaraanndegid.jiliblaab1. Fariisinta hal, in rati abaahiyo loo faariisiyo. 2. Nasas…jilibxir1. Xoolo ama carruur dhuntay si aysan u fogaan duco u akhrin…jilibxir1. Hab geela xarig bowdada iyo cududda la isaga xiro si uusa…jilibxiran1. Geel wax dhudhunka la isga xirey ahaansho. 2. Xoolo iyo i…
Erayga Manta
mudnaanld mudnaansho.
