Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

jarmaado

MagacDhexdhexaad

Macnaha

Socodka aroorta hore la socdo. ld jarmaade, jermaado.

Erayo la-mid ah

jarmaadAroor hore socosho. ld jermaad.jarmaadiWax aroor hore socodsiin; kallihin. ld jermaadi.jarmaadidld jarmaadis², jermaadid.jarmaadinld jarmaa-dis¹, jermaadin.jarmaadsanWax arooryo hore soconaya ahaansho. ld jermaadsan.jarmaadsanaanld jarmaadsanaansho, jermaadsanaan, jer-maadsanaansho.jarmaadsanaansho/dh ld jarmaadsa-naan.jarmoKayn aan la mari karin. ld jed.
Erayga Manta
baanise1. ld baaniso. Hadal ama dood qoran ama aan qornayn oo meel madal ah laga yiraahdo; khudbo. 2. ld ba…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms