Qaamuuska Asalka
jarmaadid
MagacFalDhexdhexaad
Macnaha
ld jarmaadis², jermaadid.
Erayo la-mid ah
jarmaadAroor hore socosho. ld jermaad.jarmaadiWax aroor hore socodsiin; kallihin. ld jermaadi.jarmaadinld jarmaa-dis¹, jermaadin.jarmaadoSocodka aroorta hore la socdo. ld jarmaade, jermaado.jarmaadsanWax arooryo hore soconaya ahaansho. ld jermaadsan.jarmaadsanaanld jarmaadsanaansho, jermaadsanaan, jer-maadsanaansho.jarmaadsanaansho/dh ld jarmaadsa-naan.jarmoKayn aan la mari karin. ld jed.

