Qaamuuska Asalka
jarmaadi
(-iyay, -isay)Falg2
Macnaha
Wax aroor hore socodsiin; kallihin. ld jermaadi.
Erayo la-mid ah
jarmaadAroor hore socosho. ld jermaad.jarmaadidld jarmaadis², jermaadid.jarmaadinld jarmaa-dis¹, jermaadin.jarmaadoSocodka aroorta hore la socdo. ld jarmaade, jermaado.jarmaadsanWax arooryo hore soconaya ahaansho. ld jermaadsan.jarmaadsanaanld jarmaadsanaansho, jermaadsanaan, jer-maadsanaansho.jarmaadsanaansho/dh ld jarmaadsa-naan.jarmoKayn aan la mari karin. ld jed.
Erayga Manta
mudnaanld mudnaansho.
