Qaamuuska Asalka
jarmaad
(-day, -dday)Falmg1
Macnaha
Aroor hore socosho. ld jermaad.
Erayo la-mid ah
jarmaadiWax aroor hore socodsiin; kallihin. ld jermaadi.jarmaadidld jarmaadis², jermaadid.jarmaadinld jarmaa-dis¹, jermaadin.jarmaadoSocodka aroorta hore la socdo. ld jarmaade, jermaado.jarmaadsanWax arooryo hore soconaya ahaansho. ld jermaadsan.jarmaadsanaanld jarmaadsanaansho, jermaadsanaan, jer-maadsanaansho.jarmaadsanaansho/dh ld jarmaadsa-naan.jarmoKayn aan la mari karin. ld jed.

